Ahmed Rufai oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Muqdisho & taliyaha NISA oo qaabilay

Taliyaha Sirdoonka Nigeria Ahmed Rufai ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyey dhigiisa Soomaaliya Fahad Yaasiin oo ku qaabilay xarunta dhexe NISA Taliyaha Sirdoonka Nigeria oo ay la socdaan saraakiil ayaa ayaa xaflad casho sharaf ah loogu sameeyay Xarunta ugu weyn NISA oo ku taalla degmada Shibis dhabarka dambe ee dhismaha Habar … Continue reading Ahmed Rufai oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Muqdisho & taliyaha NISA oo qaabilay